R/Wasaare Khayre Oo Guddi U Magacaabay Tartan Loo Galayo Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Dowladda 15-Oct-2017 Somali 0 Comments Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magacaabay guddi la socda tartanka loo galayo 26ka Agaasime guud ee Wasaaradaha