WASIIRKA KU XIGEENKA WASAARADDA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHADA OO KULAN GAAR AH LA QAATAY DADKA BAAHIYAHA GAARKA AH QABA EE (NAAFADDA). 03-Jul-2017 Somali 0 Comments Waxaa xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Kulan qayb ka ah la tashiyada Dadka Baahiyaha gaarka ah