Shirka Todobaadlaha ah ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo looga hadlay dib u yagleelida Machadka SIDAM 20-May-2017 Somali 0 Comments Shir ay maanta wada yeesheen Mas’uuliyiinta sare ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo uu shir-guddoominayey wasiirka wasaaradda Mudane Saalax Axmed Jaamac.