Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mukhtaar Mahad Daa’uud oo kormeeray habmaamuuska loo tira koobayay shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha dibadda

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mukhtaar Mahad Daa’uud oo kormeeray habmaamuuska loo tira koobayay shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha dibadda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada mudane Maxamed Cadde Mukhtaar ahna Gudoomiyaha guddiga farsamada tira koobka shaqaalaha ayaa uga war bixiyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda qaabka loo tira koobayo shaqaalaha Rayidka ee Dawladda.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Mukhtaar Mahad Daa’uud ayaa bogaadiyay howsha adag ay hayaan guddiga, waxuuna mid mid u salaamay xubnaha guddiga tira koobka shaqaalaha.

dhinaca kale Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa Howshii Tira koobka si Habsami ah u wadda

 arr dibadda 9arr dibadda 8arr dibadda 3arr dibadda 7arr dibadda 1 arr dibadda 2  arr dibadda 4 arr dibadda 6arr dibadda 5     arr dibadda 10