Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar la
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo hey’adda ILO oo tababar u furay shaqaalle la barayay Sahanka Cududa Shaqaalaha Soomaaliyeed “SAWIRRO”
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa Ku dhawaad 70 Shaqaale oo ka tirsan Wasaaradda Qorshenyta Dawlada Federaal iyo Wasaaradaha Dowlad Goboleedyada
Wasiir Sadiiq Warfaa oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 1da Luulyo
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay sannad-guurada 59aad ee
PROJECT: SOMALIA SHOCK-RESPONSIVE SAFETY NET FOR HUMAN CAPITAL PROJECT
Please find the documents the links below Click here:- SOMALIA SHOCK-RESPONSIVE SAFETY NET FOR HUMAN CAPITAL PROJECT Please find the documents the links
Minister Warfaa addresses world’s International labor conference in Geneva
International Labor Conference Genève Switzerland 10-21 June 2019 A tripartite Delegation from Somalia headed by Hon Sadik Hirsi Warfa Minister of labor
Wasiirka Shaqada Sadiiq Warfaa oo la kulmay Madaxa Bariga Afrika ee wasaaradda Dhaqaalaha iyo Horumarka dowladda Jarmalka
Bonn,June, 19, 2019- Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya,Sadiiq Xersi Warfaa oo ku sugan magaalada Bonn ee
Soomaaliya oo 33 sanno kadib dib ula soo laabatay codkii ay ku lahayd Urur-waynaha Shaqada adduunka
Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay inay dib u hesho codkii ay ku lahayd urur-weynaha shaqaalaha adduunka, kaddib dadaallo dheer oo arrinta ay
Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada DFS oo khudbad ka jeediyay shirka shaqaalaha adduunka ee Geneva ka socda
Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa khudbad muhiim ah oo arrimo badan uu
Wasiirka shaqada XFS Sadiiq Warfaa iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Geneva kaga qeybgalay shir weynaha shaqada adduunka
Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo hoggaaminaya wafdi saddex-geesood ah ayaa magaalada Geneva
Fasaxa Ciidal Fidriga ee Soon fur 2019
Ku: Dhammaan Hey’adaha Dowladda. Ku: Maamul Goboleedyada Dalka JFS. Og: Xoghayaha Joogtada ee W.Shaqada. Og: Wasiir ku Xigeenka W.Shaqada. Og: Wasiirka Wasaaradda