Fasaxa Shaqaalaha maalinta xurriyadda Gobollada Koonfureed iyo midowgii labada Gobol ee 1da Luulyo 2018

 

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Maxamed Cadde Mukhtaar ayaa sheegay in shaqaalaha Dowladda iyo kuwa hey’adaha gaarka ah la fasaxay hal maalin oo ku aadan Maalinta Xurriyadda Gobollada Koonfureed iyo midowgii labada Gobol ee 1da Luulyo 2018

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshada ayaa u qoran sidaan: