Agaasimaha Guud ee Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Maxamed Cadde Mukhtaar ayaa sheegay in shaqaalaha Dowladda iyo kuwa hey’adaha gaarka ah la fasaxay hal maalin oo ku aadan Maalinta Xurriyada ee 26 June 2018.
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshada ayaa u qoran sidaan: