Dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed Waxaan halkaan idin kugu soo gudbiyey waraaqada Fasaxa shaqaalaha ee Bilashada Sanadka cusub ee Hijriyada Islaamka ee 1440 oo kasoo baxday Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.