Dowladda Soomaliya ayaa mudo Laba maalmood ah fasaxday dhamaan shaqaalaha dowladda munaasbadda ciidul fidriga awgeed. War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada dowladda federaalka ayaa lagu shaaciyay in shaqaalaha gabi ahaanba la fasaxay si ay ula damaashaadaan eheladooda. Halkaan hoose ka aqriso qoraalka wasaaradda ka soo baxay