Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo daahfuray tababbar lagu tayeynaayey hawl-wadeennada Shaqaalaha Wasaaradda 15-Oct-2018 Somali 0 Comments Tababbarkan loo qabtay shaqaalaha iyo hawl-wadeennada Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa waxaa lagu baranaayey casharro ay ka mid ahaayeen Hab-dhaqanka Suubban,