Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo xafiiskiisa ku qaabilay khabiir UNDP uqaabilsan dhanka sharuucda 13-Aug-2018 Somali 0 Comments Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay khabiir UNDP uqaabilsan arrimaha sharciyadda oo horey ugu