Gudiga Qorista Siyaasadda ilaalinta Bulshada ee DFS ayaa gaaray magaalada Beydhabo gaar ahaan xarrunta Madaxtooyada: iyagoo la kulmay Wasaaradaha Dowlad-goboleedka KGS 06-Aug-2018 Somali 0 Comments Guddiga Hagaya qorista Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Bulshada oo isugu jiray mas’uuliyiin ka socotay Wasaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada & Wasaaradda Gargaarka