Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa maanta u furay Shaqaalaha Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Isgaarsiinta saameynta leh 17-Jul-2018 Somali 0 Comments Aqoon-isweydaarsigan ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Waaxda Tababbarada iyo Waaxda Xiriirka Guud iyo Isgaarsiinta ayaa maanta waxuu ka furmay Wasaaradda