Xisaabiyaha guud ee Qaranka Marwo Faaduma Cusmaan Faarax oo goob joog si rasmi ah ka aheyd xarunta lagu tira koobayay shaqaalaha Xisaabiyaha guud. 24-May-2018 Somali 0 Comments Guddiga tiro koobka iyo tayaynta shaqaalaha rayidka ah ee dawladda ayaa gaarey xarunta dhexe Xisaabiyaha guud si ay halkaasi uga soo sameeyaan