Xaflad ay soo wada agaasimeen Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa maanta waxey ka dhacday Hotel SYL ee
Doorka Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo kaalinta uu ku leeyahay tirakoobka shaqaalaha dowladda (Faallo)
Kulan ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ay ka soo qey galeen ku dhawaad 25 Agaasime waaxeedyada shaqaalaha ee
Governmental Institutions Agent participated in a staff headcount meeting
A consultative meeting that concerns the Civil servant staff specially the headcount issues took place in the Arts and Literature centre in
Hay’adaha kaaba Dowladda oo ka qeyb galay kulan ku saabsanaa Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka
Kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ayaa ka dhacay Akadeemiyada Fanka iyo Suugaanta magaaladda Muqdishu. Kulankaan ayaa ahaa midkii
Kulan looga Hadlayay Fududaynta Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka
Kulan ay soo agaasimeen xafiiska Ra’isal Wasaaraha iyo Mashruuca tayeynta hay’adaha dowlada ee world bank ayna ka soo qayb galeen dhamaan xoghayayaasha