MOLSA oo kaashaneysa IOM ayaa tababar ku saabsan Ka-hortagga Tahriibinka, La-dagaallanka Ka-ganacsiga dadka iyo Xuquuqda Aadanaha u qabatay shaqaalaha wasaaradda shaqada XFS. 01-Mar-2018 Somali 0 Comments Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kaashaneysa Hay’adda socdaalka aduunka ee (IOM) ayaa siminaar u qabatay 25 shaqaale oo ka tirsan wasaarada