Jadwalka Shaqada ee Bisha RAMDAN

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyadoo og xurmada ay leedahay Bisha RAMADAN, ayaa waxey ugu hambalyeyneysaa Umadda Soomaaliyeed iyo Guud ahaan Caalamka Islaamka dhalashada Bisha Ramadan.

Sidaa awgeed, waxey Wasaaraddu ku wargelineysaa dhammaan Shaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed in xiliga soo gelista Shaqada wax laga baddalay lagana dhigay:
09:00 Subaxnimo oo soo gelista Shaqada
03:00 Galabnimo oo ah ka bixista Shaqada

WARQADDA JADWALKA RAMADAN