Labour and Employment
The role of MoLSA is to continually modernize labour legislation with the aim of increasing employment. It strives to create a balanced labour market while equally providing protection for employees and fulfilling the requests of employers.
Social Insurance
The role of MoLSA is to ensure a peaceful future for all. It designs legislation concerning social insurance and pensions to protect a large part of the population from life risks.
Social Protection
The Ministry of Labour and Social Affairs of the Federal Republic of Somalia ensures that the social support system is fair and economically sustainable. Its role is to efficiently combat poverty and reduce dependence on social benefits.
Welcome to MoLSA
The Ministry of Labor and Social affairs of the Somali Federal government is mandated to provide policy direction and guidance on all labor administration and vocational training matters. The Ministry is also mandated to protect and develop the labor force to contribute to the socio-economic development of Somalia Federal Government.
Our Programs
BAXNAANO
Shock Responsive Safety Net for Human Capital Project
YES
Youth Employment Program
SLRP
Shock Responsive Safety Net for Locust Response Project
LATEST NEWS
Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada X F S iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’adda SoDMA.
Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane...
Golaha Aqalka Sare ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka hawlgabka iyo liiltirka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise Sharciyeedka hawlgabka iyo liiltirka Shaqaalaha Rayidka ah...
Kulanka todobaadlaha ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo lagu ansixiyay Siyaasadda Qaran ee Badqabka iyo Caafimaadka Goobaha Shaqada.
Kulanka todobaadlaha ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad ah loogu ansixiyay Siyaasadda Qaran ee Badqabka iyo Caafimaadka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada XFS ayaa tababar aqoon korarsi ku daahfuray magaalada Nairobi.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yusuf Xasan Isaaq ayaa maanta Magaalada Nairobia Ku daahfurey aqoon...
Soo Xeridda Tababarka Shaqo Doonka Soomaaliyeed
Iyadoo maalmihi ugu dambeeyay Xarunta Qaranka ee Adeegga Shaqo Abuurka uu ka soconayay Tababarka Shaqo Doonka Soomaaliyeed ayaa maanta loo soo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa furay tababarka shaqo doonka Soomaaliyeed.
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo mudnaan siineysa shaqo abuurka iyo shaqo-siinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa maanta u furtay tababarro lagu dhiirigelinayo dhalinyarada...