Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Yussuf Hassan Isaak ayaa heshiis lagalay hay’ada iskaashaga caalamiga ee japan (Japan International cooperation Agency)

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Yussuf Hassan Isaak oo ay weheliyaan Agaasimiyaasha Guud ee Wasaaradaha Qorsheynta iyo Ganacsiga ayaa la saxeexday Hey’ada iskaashiga caalamiga ah ee Japan (Japan International cooperation Agency) mashruuc lagu horumarinayo shaqa abuurka ee dhalinyarada iyo dadka nugul.

Mashruucan ayaa ujeedkiisu yahay abuurista iyo kor u qaadista shaqo abuurka Dhalinyaradda iyo dadka nugul. Waxa kale oo mashruucani taageeri doonaa Wasaaraddaha ku shaqada leh.