Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Xildhibaan Mohamed Elmi Ibraahim ayaa maanta kaga qeyb galay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimey, oo lagu xusayay Maalinta Xirfadaha Dhalinyaradda Adduunka. 15-Jul-2024 mol, Somali 0 Comments Munaasabadan oo ay si wadajir ah u soo agaasimeen Wasaaradaha Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Iyo Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliyeed,