Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Biixi Iimaan Cige oo ay weheliyeen Wasiir ku-xigeenka , Xil. Cismaan Libaax Ibraahim
Wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Federaalka iyo Dawlad-gobolleedyada oo shir uga furmay Muqdisho
Muqdisho, October, 16, 2022- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta furay shir labo
Environmental and Social Impact Assessment Report for Skill, Employability, Inclusion and Productivity (SEIP) Project
Download Document Here
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo qaabilay wakiilka hay’adda UNICEF
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya,
Wasiir Biixi oo kormeeray waaxyaha Wasaaradda
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta kormeeray waaxyaha iyo qaybaha xarunta Wasaaradda ee ay
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo qaabbilay madaxa mashruuca TIS3-USAID
Muqdisho , Agoosto, 17, 2022 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa xafiiskiisa ku
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada JFS oo qaabbilay Agaasimaha Bariga Afrika ee WFP
Muqdisho, Agoosto, 14, 2022 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiskiisa ku
Fasaxa Ciidul Adhxa ee Ciidda Carafa 2022
Ciid Mubaarak ; Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxay ku wargalineysaa uguna Hambalyeyneysaa dhammaan Hay’adaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed iyo Hay’adaha Gaarka loo
Wasiir Cabdiwahab oo khudbad ka jeediyay shirka wasiirrada IGAD oo Jabuuti lagu soo gabagabeeyay
Jabuuti, October, 21, 2021 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa wasiirrada
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta Munazzamat Al Dawa
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Hay’adda Samafalka ee Munazzamat Al Dawa