Kulanka oo ahaa mid labo geesood ah una dhaxeeyay Wasaaradda Shaqada iyo ILOda ayaa kaga furmay xarunta dhexe ee wasaarada shaqada iyo
Shirka Todobaadlaha ah ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo looga hadlay dib u yagleelida Machadka SIDAM
Shir ay maanta wada yeesheen Mas’uuliyiinta sare ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo uu shir-guddoominayey wasiirka wasaaradda Mudane Saalax Axmed Jaamac.
Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada oo shir ka yeeshay qorshaha 100 maalmood.
Agaasimaha Qorsheenta ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Salaad Huseen Cabdulle, ayaa maanta furay kulan ay isugu yimaadeen Agaasimayaasha Waaxyaha ee
Waaxda Daryeelka Naafada oo Shir Wadatashi ah la yeelatay Golaha Naafada Qaranka
Waaxda Daryeelka Naafada ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa maanta shir wadatshi ah la yeelatay masuuliyiin ka socday Golaha Naafada Qaranka
1da May munaasabadda maalinta shaqaalaha aduunka oo lagu qabtay Muqdisho waxaa ka qeyb galay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxaa sharaf weyn u ah in ay soo qaban qaabiso Munaasabadda lagu xusayey maalinta shaqaalaha Aduunka waxaa
R/Wasaare Kheyre “Shaqadu waa nolosha iyo sumcadda qofka, waana furaha hurumarka bani’aadamka”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa munaasabada 1-da May, 2017 oo ah maalinta shaqaalaha Adduunka ugu hambalyeeyey
Ciyaar lagu maamuusayay maalinta shaqaalaha adduunka 1da May oo galabta ka dhacday garoonka Wiish ee magaaladda Muqdisho
Koob lagu xusaayay munaasabada 1da May oo ah maalinta shaqaalaha adduunka ayaa galabta garoonka Wiish waxaa lagu ciyaaray kullan xiiso badan kaasoo
Waxqabadka Waaxda Tababarada Wasaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya
Fadlan Riix Links warbixinta Halkaan ka bogo Waxqabadka Waaxda Tababarada ee Wasaradda Mudane Ismaaciil Macalin Cabdulaahi Agaasimaha Tababarada iyo Hormarinta
Wasaaradda Shaqada oo soo gabo gabeeyay Tababbar ku saabsan tayeynta shaqaalaha dowladda
Tababbarkaan Tayeynta shaqaalaha Dawladda ayaa waxaa ka qaybgelay inka badan 100 Shaqaale oo ka kala socday qaar ka mid ah Hay’adaha Dawladda,
Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa tababar u furtay Shaqaalaha Hay’adaha Dowladda ee Magaalada Muqdisho
Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa tababar u furtay Shaqaalaha Hay’adaha Dowladda ee Magaalada Muqdisho Tababarkani maanta ka furmay xarrunta Jaamacadda Ummadda