H.E Salah Ahmed Jama, Ministry of Labor and Social Affairs of Somalia GENEVA – Mr President, Director-General, Representatives of Governments, workers, employers.
Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac ayaa khudbad aad loogu sacab tumay waxaa uu ka jeediyay shirka 106aad ee ILO.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac ayaa khudbad aad loogu sacab tumay waxaa uu ka jeediyay shirka 106aad ee
Wasaaradda shaqadda iyo arrimaha Bulshada ayaa bilaawday in ay la wadaagto xogta tababarrada shaqaalaha dhammaan Hey’adaha dowladda
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshda ayaa bilaawday in ay la wadaato xog ururinta tababarada ay qaateen dhammaan shaqaalaha hey’addaha dowladda, taas oo
Shir Jaraa’id uu qabtay Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayuu ku beeniyay hadal si qalad u tarjumeen qaar ka mid ah saxaafadda.
Ku-simaha Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, ahna wasiir ku-xigeenka Wasaaraddaas C/casiis Saalax Carmaan ayaa beeniyay in uu sheegay in
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada marnaba wax cabasho ah kama soo yeerin umana soo bandhigin bahda saxaafada.
waxaa la yaab leh website-yada kala ah Caasimada.net iyo Goobjooge.net halka ay ka keeneen warka been abuurka ah oo lagu bahdilayo Wasaaraddda
Kulan looga hadlay waxqabadka Wasaarada shaqada & arrimaha bulshada oo Muqdisho lagu qabtay
Masuuliyiinta Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumada Somalia ayaa maanta isugu yimid kulan lagu soo bandhigayey waxqabadka boqolka maalin ee Wasaarada,
wafdi uu hogaaminayay wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada soomaaliya oo shir caalami ah kaga qeyb galay magaaladda geneva.
Wafdi uu hogaminayo Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimha Bulshada, Mudane Saalax Ahmed Jaamac eyna ku wehlinayeen mus’uuliyiin ka tisan wasaaradda shaqada,
Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada oo shir wada tashi ah la yeeshay guddi u qaabilsanaa dib uhabeynta sharciga shaqaalaha rayidka ee L11
shir wada tashi oo ah dib u habeynta sharciga shaqaalaha rayidka ee L11 ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaarada shaqada iyo
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada iyo hey’adda IOM oo shir muhiim ah ku qaatay Magaalada Muqdishu
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Ururka Caalamiga ah ee Socdaalka qeybtiisa horumarinta Africa ee u qaabilsan Somalia (IOM) waxey shir aad
Bilateral meeting between the Ministry of Labor and Social Affairs and ILO agency held in Mogadishu
The bilateral meeting between the Ministry of Labor and ILO has held at the headquarter of the Ministry of labor and social