Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo mudo dheer ku hawlaneyd dib u habeynta sharciga shaqaalaha rayidka ayaa dib u magacaabis ku samaysay
Wasiirka Shaqada oo guddi u saaray inay ka soo talo bixiyaan qoraalka siyaasadda Shaqo u Abuurka Soomaaliya. (National policy employment for Somalia )
Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa shir guddoomiyay kulanka guddi hore loogu saaray inay ka soo talo
Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Shir la qaatay masuuliyiin ka socotay UNDP.
Shir looga hadlayay sida ay u wada shaqeeyaan hay’adda UNDP iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayna ka qeyb galeen mas’uuliin ka
Wasiirka wasaarada shaqada oo shir la qaatay qabiirada ku hawlan sharcigs shaqaalaha rayidka L.11
Shir looga arinsanayay dhameys tirka qorista sharciga shaqaalaha rayidka L.11 oo dhexmaray Hay,adda UNDP iyo mas’uuliyiinta Wasaaradda Shaqa iyo Arrimaha Bulshada ayaa
Wasaaradda SHaqada iyo Arimaha Bulshada oo dib u bilawday dhameystirka Sharciga shaqaalaha rayidka Dowladda L.11 .
Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada oo dib u bilawday dhameystirka Sharciga shaqaalaha rayidka Dowladda L.11 . Shir looga arinsanayey dardar gelinta dhameystirka
Agaasimaha guud wasaaradda Shaqada oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda Haween iyo xuquuqul insaanka
Agaasimaha guud wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada mudane Maxamed cadde Mukhtaar ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda Haween iyo
Fasaxa Shaqaalaha Ciida Carafo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo shaacisay fasaxa shaqaale-weynaha Soomaaliyeed Ciidda awgeed
Fasaxa Shaqaalaha Ciida Carafo:- War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Dowladda Sooomaaliya ayaa lagu sheegay in
Shirka todobaadlaha wasaaradda Shaqada oo looga hadlay sida shaqaalaha ay u baran lahaayeen waajibaadka shaqo ee wasaaradda u degsan .
kulankaan ayaa ahaa aqoon iswaydaarsi lagu baranaayay waajibaadka shaqo ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada u hayso qaranka,waxaana ka mid ahaa casharadii
Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Iyo Rugta Ganacsiga oo si Wadajir ah uga hadlay Shaqo siinta dhalinyarada Soomaaliyeed
Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha iyo Arrimaha Bulshadda ee Xukuumadda Soomaaliya waxaa ay Maanta soo bandhigtay Barnaamij Shaqo Siinta loogu sameynayo Dhalinyaradda Soomaaliyeed
Shirka Shaqaale Weyanaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo lagaga hadlay Arimo dhowr ayaa u Qabsoomay si habsamin ah
Shirka todobaadlaha ah ee ay isku xog waraystaan Masuuliyinta Wasaarada iyo shaqaalaha ayaa saaka ka qabsoomay hoolka shirarka wasaaradda shaqada, waxaana ka