Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Hay’adda UNICEF ayaa kulan lagu xoojinayo wadashaqeynta labada dhinac, dardar gelinta howlaha taakuleynta qoysaska Nugul iyo
Wasiir Dr. Maxamed Cilmi oo kulan la qaatay Guddiga Dhaqan-galinta Siyaasadda Jaangoynta Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dr. Mohamed Elmi Ibrahim ayaa maanta oo taariikhdu tahay 23 july, 2023, kulan shaqo la qaatay
Munaasabada Xil wareejinta Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka dhacday xarunta Wasaaradda.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xil Biixi Iimaan Cige, iyo Wasiiru dawlaha wasaaradda Xil Yusuf Maxamed Adan ayaa maanta si rasmi
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo daahfuray mashruuca Daryeelka Dhallaanka
Muqdisho, Maarso, 5, 2023 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta daahfuray mashruuca
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kulan la qaatay Madaxda Sare ee Hay’adda WFB
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Wasaaradda ku qabatay kulan looga hadlayay horumarinta howlaha shaqo ee ka
Aqoon isweydaarsiga Siyaasadda Ilaalinta Bulshada oo la soo gabagabeeyay
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan ayaa maanta soo xiray Aqoon isweydaarsiga Siyaasadda Ilaalinta
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo shir-gudoomiyay maalintii labaad ee Aqoon isweydaarsiga Siyaasadda Ilaalinta Bulshada
Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho si habsami leh uga socda dood cilmiyeed ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, kaasi
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Xil. Biixi Iimaan Cige oo si rasmi ah u furay aqoon-iswaydaarsiga dejiyeyaasha Siyaasadda Ilaalinta Bulshada Soomaaliya.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa si rasmi ah u furay aqoon-iswaydaarsiga dejiyeyaasha Siyaasadda
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa furay shirka guddiga farsamada ee maamulka socdaalka Shaqada ee wadamada Geeska Afrika .
Muqdisho 11/01/2023 Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa bogaadiyay ka soo qeyb galayaasha shirka guddiga farsamada ee maaraynta
Wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka soomaaliya ayaa soo xiray Tababar ku saabsan Maareynta Waqtiga iyo u Hoggaansanaanta Sharciga iyo Anshaxa Shaqada.
Muqdisho, December 25, 2022- Wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka soomaaliya mudane Cusman Libaax Ibraahim, ayaa maanta soo