Kulan u dhaxeeyay Wasaaradda Shaqada iyo IOM ta ayaa kaga furmay xarunta dhexe ee wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada Magaalada Muqdisho, waxaana
Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo soo Gabagabeysey Tababar ku saabsan Nabada iyo Xalinta Khilaafaadka
Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Somali Training & Consultancy Organization (SOTCO) oo iskaashanaya ayaa waxay tababar socday labba maalmood u soo
Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Siminaar u soo xirtay ardayda Jaamacada Somaville
Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Jaamacada Somaville oo ka dhexeeya barnaamij iskaashi ayaa u soo xiray ardayda Jaamacada Somaville Siminaar lagu
Ministry of Labor and Social Affairs Conducted Consultative Meeting on youth employment of Somalia for Regional Heads of State of Somalia
This meeting was organized for the staff of Youth employment of Somalia (YES). The meeting was all about on the coordination of
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Shir Wadatashi ah u qabatay Shaqaalaha Mashruuca YES ee Maamul-goboleedyada.
Shirkani ee loo sameeynayay Shaqaalaha Mashruuca Shaqo-siinta Dhallinyarada Soomaaliyeed YES (youth Eployment Somalia) ee ku saabsanaa isuduwidda Shaqalaha Maamul-goboleedyada iyo Wasaaradda Shaqada
The ministry of labor and social affairs has officially opened the consultation meeting for Somali national training policy for Civil Servant.
The meeting was the first phase of the National consultation meeting for Somali national civil servant training, which seems to work a
Wasiirka Shaqada iyo Arr. Bulshada oo daah furayey Kulanka wadatashiga siyaasadda Qaran ee tababarada shaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed
Kulankan, ayaa ahaa wajigii koowaad ee lagu daahfuray Wadatashiga Siyaasadda Tabaradda Qaranka, kaasi oo muddo aad u fog ay ugu dambeysay in
Maalinta Naafada Aduunka 3 Dec. 2017 Oo Muqdisho Laga Xusay
Sadexda december oo ah Maalinta Caalamiga ee Naafadada Aduunka ayaa munaasabad lagu xusayey oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaa kasoo qeyb
Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada ee XFS Saalax Axmed Jaamac oo si rasmi ah u furay Shirka sanadlaha ee madasha Maamulka guud ee Hay’addaha dowladda.
Magaalada Muqdisho Waxaa si rasmi ah kaga furmay Shirka sanadlaha ah ee madasha Maamulka guud ee Hay’addaha dowladda. Inta uu socdo shirka
Wafdi uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada oo safar shaqo u joogay Puntland ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho+Sawiro
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay wafdi uu Hogaaminaayay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac oo