Sanad Cusub 2014 Agaasimaha Guud ee Agaasimka Shaqada Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada

Sanad Cusub 2014

Happy New Year

Wax qabadka sanadkii tagay 2013 ee Agaasimaha Guud ee  Agaasimka Shaqada Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Mudane Aweys Sheekh Xaddad.

 Tix Gabay

“Saxaafaddu ha Tabisee

Tixdan hoosta ka hariiq

Tub cad oon Tilmaamiyo

Toosan waynu gaadhiye

   Miyaad Talo ka weyntihiin”

waa halku dhig hal qabsi u ah bulsho weynta Soomaaliyeed maanta meel kastoo ay joogtaba” mahadi ha ka gaadhee Waxaa iska leh hadal murtiyeedkaasi Agaasimaha Guud ee Agaasimka Shaqada Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Aweys Sheekh Al-Xaddaad.

Maxay ka qortay Saxaafada Soomaaliyeed 2013

Dalka Burundi Ayaa Maanta Tababar U Aaday Shaqaalaha Dowlada Ka Tirsan

January 13, 2013, http://jiinwabi.net/?p=2319

Kulan Ay Maanta La Qaadatay Wasaaradda Adeega Bulshada Xubnaha Gudiga Olombikada Soomaaliyeedhttp://jiinwabi.net/?p=2390

JANUARY 15, 2013

Capacity building training for Somali Civil Servants opens in Bujumbura

JANUARY 20, 2013 http://jiinwabi.net/?p=2465

Wasiirka Hormarinta Iyo Adeegga Bulshada Drs. Maryan Qaasim Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabatayhttp://jiinwabi.net/?p=2668

FEBRUARY 1, 2013

Wasiiradda hormarinta iyo adeega Bulshada oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdishohttp://jiinwabi.net/?p=3384

MARCH 24, 2013

Agaasime Aweys Sheekh Hadad iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo oo maanta u ambabaxay dalka Kenya   http://jiinwabi.net/?p=3565

April 14, 2013,

Wasiirka horumarinta adeegga bulshada oo sheegtay in maalmaha soo socda uu bilaaban doono talaalka cudurka dabeysha

May 14, 2013,

Maalinta Olombikada Oo Ay Ku Maamuuseyn Ciyaartoyda Soomaaliyeed http://jiinwabi.net/?p=4294

JUNE 24, 2013

Ciyaar kubada koleyga oo Lagu maamuusayey munaasabada 26 June ayaa lagu qabtay Muqdisho http://jiinwabi.net/?p=4342

June 26, 2013,

kulan lagaga hadlaayey Fakrado shaqo loogu Abuuri karo Dhilinyarada oo ka dhacay muqdishohttp://jiinwabi.net/?p=4519

July 5, 2013

Wasiirka Wasaarada Horumarinta iyo Adeega Bulshada oo heshiis caalami ah la soo gasha Turkiga Dib ugu Soo Laabatay Muqdisho.

July 5, 2013

Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Oo Furtay Tababarka Hogaaminta Dhalinyarada Soomaaliyeed  http://jiinwabi.net/?p=4682

July 16, 2013

Shirar Human Rights Road Map Oo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Lagu Dhamaystirayo http://jiinwabi.net/?p=4983

AUGUST  5, 2013

Wiish Stadium Oo Loo Bixiyay Garoonka Ex Luujino  http://jiinwabi.net/?p=5170

August 16, 2013,

Somali figure among FIFA beach soccer administrators   http://jiinwabi.net/?p=5510

SEPTEMBER 13, 2013

Elman iyo Banaadir oo isku arkaya Supper Cup-ka http://jiinwabi.net/?p=5762

OCTOBER 19, 2013

FIFA oo Garoon & xafiisyo u dhiseysa Soomaaliya  http://jiinwabi.net/?p=5895

NOVEMBER 1, 2013

Somalia’s 2013 league kicks off under ‘new name’ http://jiinwabi.net/?p=5949

NOVEMBER 8, 2013

Wasaaradda Adeega Bulshada Oo Dhalinyaro Ka Kala Yimid Gobollada Dalka Tababar Ugu Qaaday Dalka Uganda http://jiinwabi.net/?p=6209

December 7, 2013,

Tababar Ku saabsan shaqo ku Dhowrista Caruurta iyo Dhalinyarada oo ka furmay Muqdishohttp://jiinwabi.net/?p=6344

DECEMBER 24, 2013

Tababar Lagu Baranayay Sidii Caruurta iyo Dhalinyarada Loogu Abuuri Lahaa Shaqo Nabdoon Oo Muqdisho lagu Qabtay  http://jiinwabi.net/?p=6363