ogaysiiis…ogeysiis…ogeysiis.

dhammaaan   shaqaalaha soomaaliyeed iyo hay’adaha dowladda waxaa la ogeynsiinaya fasaxa maalmaha ciida in uu kabilaawanaya 05-08/07/2016.

waxaan idiin rajeyneynaa soonkiina iyo cibaadadiina iyo acmaasha suuban inuu illahey idinka aqbalo.  Soonkaan kiisa kale bash bash iyo barwaaqo iyo caafimaad allaha nagu gaarsiiyo

ciiiiid0011