KORMEER SHAQA OO MASULIYEEN KA TIRSAN WASARADDA SHAQADA IYO ARRIMHAA BULSHADA AY KU TAGEEN XARUN  LAGU TABABARAYAY DHALINYARO SOOMAALIYEED

Masuliyiin ka tirsan Wasaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshadda ayaa booqday xarun tababar xirfad shaqo siinta dhalinyaradda Soomaaliyeed, xaruntaasi oo  aay gacanta ku hayaan maamulka gobolka banaadir.

Maamulka gobolka banaadir oo kaashanaya hay’adda UNHABITAT ayaa dhalinyaradda Soomaaliyeed ee nasiibka u yeelatay in ay ka faa’iideystaan tababarka  aya laga soo xulay qeybo kamid ah  degmoyinka gobalka banaadir. dhalinyarada soomaaliyeed ayey ahmiyad wayn uleh   mashruuca shaqo siinta dhallinyarada ayaga oo ka faa’ideysan doono lana barayo xirfado kala gadisan oo dhanka farsamada gacanta ah.

Dhalinyarada ayaa aad ugu farax sanaa barashada xirfadaha ay halkaas kabarteen waxeyna shegeen inay aad ugu farax sanyihiin mashruucan shaqo siinta Dhalinyaradda Soomaaliyeed.

Booqashada maanta  aay ku tageen masuuliyinta ka socday wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xarunta tababarka lagu siinayay ee lagu magacaabo Dabdamiska Gurmad Magaaladda Muqdisho ayaa waxa ka mid ahaa;  Caawiyaha lataliyaasha wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada mudane. Raage Cismaaciil,Agasimaha xiriirka guud iyo Isgaarsiinta Cabdirashiid Cabduullaahi Xaydar.

Masuliyiinta wasaaradda shaqada Waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay qaar kamid ah  howl wadenada xarunta lagu tabo baraayay dhalinyarada soomaaliyeed  liibaan cabdi macalin oo masuuliyinta uga war bixiyay  xalada dhaliyada ay wax baran waxa uuna shegay in mashruuca qeybtis 1aad ay udhamatay qeybtisa labadan uu bilawan doono dhawaan  sido kale waxa uu ka war bixiyay wax yabaha ay bartan dhalinyaradawaxa uuna yiri “hada inta badan dhalinyaradi wax baraneysay wuu udhamaday casharadi oo waxa ay sugayan kaliya shahadoyinki lagu aqonsa laaha iney barteen  xirfadahan sido kale waxan dhawan bilawaban doono mashruuc  dhalin yaro kale ay ka faideysan donan  dalinyaraa waxxa ay barten xirfado kala duwan sida hormarinta ganacsiga,xirfaha gacanta sida farshaxanka mutulelada iyo xirfado kale oo aad ubadan ”sido kale libaan ayaa masuliyinta ka codsadey in lasii hormariyo masharicda shaqo siinta dhalin yarada soomaliyeed iyo la gordhiyo mudada tababarka lasinayo dhalinyarada oo waqtigisu yahay mid gaban oo  ah 3 bil.

Raage cismaciil cawiyaha lataliyasha wasarada shaqada iyo arrimaha bulsshada aya sido kale ka hadlay lana shekeeystay dhalinyaradi tababarka usocday “aadbaan ugu faraxsanahay in aan arko dhalinyaro soomaliyeed  oo u helan hormarinta xirfado ay ku shaqeysta iyo guud ahan hormarka ka socdo gobalka banaadir waxana rajeneyna in tabbabaro intan ka badan iyo shaqooyinba ay heli donan dhalin yarada somaliyed.

Ugu danbeytii waxa ka hadlay agasimaha xiriirka guud iyo isgaarsinta cabdirashiid cabdullahi xaydar oo dhiri galin usamenayay dhalinyarada waxa uuna ugu baqay iney ka qayb qatan hormarada ka socdo gobalka banaadir iyo iney xirfadaha ay bartan ay ku shaqeyan oo dalka iyo dadka wax ugu qabtan waxa uuna ku dhiiro galiyay in wasarada shaqada iyo arrimaha Bulshada iney halgan ugali doonto sidi ay shaqo ku heli lahayen dhalinyarada soomaaliyo.

yes-for-somalia-1 yes-for-somalia-2 yes-for-somalia-3