Ciid Wanaagsan : Fasaxa Shaqaalaha Ciida Carafo

Agaasimayaal,

 Waxaa Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ay ku wargelineysaa Dhammaan Shaqaalaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliyeed in maalmaha Ciida Adhxaa (Eid Ad’ha ) oo ku beegan Isniinta iyo talaadada soo socota taariikhduna tahay 12/09/2016 ilaa 13/09/2016 ay fasaxan yihiin  Shaqaalaha.

 FG.  Fasaxa waxuu ahaan doonaa labo maalin.

Fadlan fiiri Lifaaqa.

Wada shaqeyn wacan

ciid-wanaagsan