Wasaaradda »

Wasiirka ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo ka qeyb galay Shirka aqoon isweydaarsiga ee shaqaalaha todobaadkiiba mar loogu qabto Xarunta  wasaaradda.

Wasiirka ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo ka qeyb galay Shirka aqoon isweydaarsiga ee shaqaalaha todobaadkiiba mar loogu qabto Xarunta  wasaaradda.

Abdirashiid Heydara August 6, 2017 Comments Off

Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xill. Cabdicasiis Saalax Armaan ayaa maanta ka qayb galay shirka todobaad laha ee aqoon iswaydaarsiga ee shaqaalaha wasaaradda. Shirka aqoon iswaydaarsiga ayaa todobaad waliba looga hadlaa

Read More »
Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa tababar u furtay Shaqaalaha Hay’adaha Dowladda ee Magaalada Muqdisho

Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa tababar u furtay Shaqaalaha Hay’adaha Dowladda ee Magaalada Muqdisho

Abdirashiid Heydara April 17, 2017 Comments Off

Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa tababar u furtay Shaqaalaha Hay’adaha Dowladda ee Magaalada Muqdisho  Tababarkani maanta ka furmay xarrunta Jaamacadda Ummadda ee KM4 ayaa waxaa loo qabtay ku dhawaad 100 shaqaale oo ka

Read More »
Wasiirka cusub ee Wasaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xildhiban Saalax Axmed Jaamac  oo xilka kala wareegay Wasiirkii hore

Wasiirka cusub ee Wasaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xildhiban Saalax Axmed Jaamac oo xilka kala wareegay Wasiirkii hore

Abdirashiid Heydara April 7, 2017 Comments Off

 Xafladda xil wareejinta oo ay goob joog ka ahaayeen Ra’iisul wasaare kuxigeeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Eng. Mahdi Maxamed  Guled, Wasiirkii hore ee Wasarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Hadana ah Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee

Read More »
Daawo: Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka oo xilka si rasmi ah ugu wareejiyay wasiirka cusub ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

Daawo: Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka oo xilka si rasmi ah ugu wareejiyay wasiirka cusub ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

Abdirashiid Heydara April 5, 2017 Comments Off

Munaasabad maanta ka dhacday xarunta wasaaradda wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee magaalada muqdisho ayaa waxaa xilalka ku kala wareegay wasiirka cusub ee wasaaradda Shaqada iyo wasiirkii hore ee wasaaradda wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha

Read More »
Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo ILO oo dhagax dhigay  dhismo wado dherirkeedu yahay 3 Km  gudaha Magaaladda jowhar.

Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo ILO oo dhagax dhigay dhismo wado dherirkeedu yahay 3 Km gudaha Magaaladda jowhar.

Abdirashiid Heydara November 5, 2016 Comments Off

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo maamulka Hirshabeelle ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha wadada dhererkeedu yahay 3 km, oo laga hergelinayo magaaladda Jowhar, waxuuna kamid yahay mashruuca shaqo abuurka dhalinyaradda oo

Read More »
KULANKA WADATASHIGA MASHRUUCA BARNAAMIJKA SHAQO-SIINTA DHALLINYARADA SOOMAALIYEED

KULANKA WADATASHIGA MASHRUUCA BARNAAMIJKA SHAQO-SIINTA DHALLINYARADA SOOMAALIYEED

Abdirashiid Heydara August 7, 2016 Comments Off

Kulankan oo ay marti-galinaysay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa waxuu ahaa mid looga hadlayay Mashruuca Barnaamijka Shaqo-siinta Dhallinyarada Soomaaliyeed kaasoo noqon doona mid micno aad u weyn ugu fadhiya Dhallinyarada soomaaliyeed maadaama ay

Read More »
New Permanent Secretary welcomed the Ministry of Labour and Social Affairs   

New Permanent Secretary welcomed the Ministry of Labour and Social Affairs  

Abdirashiid Heydara May 28, 2016 Comments Off

Meeting to reception new Secretary of the Ministry of labor and social affairs was held at the headquarters of the Ministry.  Permanent Secretary of the Ministry of Labour and Social Affairs has been appointed

Read More »
Xoghayaha Cusub oo lagu soo dhaweeyay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada  “SAWRRO”

Xoghayaha Cusub oo lagu soo dhaweeyay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada  “SAWRRO”

Abdirashiid Heydara May 28, 2016 Comments Off

Kulan lagu soo dhaweynayay Xoghayaha joogtada Wasaaradda shqada iyo Arrimaha bulshada ayaa  lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda. Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo dhawaan loo soo magacaabey in uu qabto

Read More »
WASAARADDO BURBURSANAA OO LOO BADALAY QASRIYO DAWLADEED

WASAARADDO BURBURSANAA OO LOO BADALAY QASRIYO DAWLADEED

Abdirashiid Heydara May 3, 2016 Comments Off

Isbadal aad mug weyn ayaa soconaya, mugdigii ayaa laga sii guurayaa, nadaafad daradii  ayaa sii dhamaanaysa, bilicdii ayaa soo laabanaysa, dib u dhis, dayactir iyo hagaajin ayaa goobo badan laga wadaa, rajadii ummadda ayaa

Read More »
   Kulan looga arinsanayo dib u qorista sharciga shaqaalaha rayidka L 11  oo dhexmaray Hay,adda UNDP & Wasaaradda Shaqa iyo Arrimaha Bulshada

  Kulan looga arinsanayo dib u qorista sharciga shaqaalaha rayidka L 11  oo dhexmaray Hay,adda UNDP & Wasaaradda Shaqa iyo Arrimaha Bulshada

Abdirashiid Heydara February 24, 2016 Comments Off

. KULAN LOOGA ARINSANAYO DIB U QORISTA SHARCIGA SHAQAALAHA RAYIDKA L 11  OO DHEXMARAY HAY,ADDA UNDP & WASAARADDA SHAQA IYO ARRIMAHA BULSHADA TR. 24/02/2016 Kulan looga arinsanayo dib u qorista sharciga shaqaalaha rayidka L.11

Read More »