Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr Maxamed Cilmi ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Guddiga Hagidda mashruuca kor loogu
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa lagu xusay Maalinta Shaqada Hufan ee Adduunka oo sanad walba maanta oo kale Caalamka laga xuso.
Soomaaliya oo laga xusay maalinta caalamiga ah ee shaqada Hufan Munaasabad ballaaran oo lagu qabtay magaalada Muqdisho 7da oktoobar 2023, ayna soo
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar si uu uga qeyb galo shirka wadatashiga ee horumarinta
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa furtay shirka wadatashiga saddex geesoodka ah ee ku saabsan Socdaalka Shaqada Doolka.
Isniin, September 25, 2023 (MOLSA) — Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane. Cusman Libaax Ibraahim ayaa si rasmi ah u
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federalka soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi ayaa kulan la qaatay Safiirka Sacuudiga u qaabilsan soomaaliya.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi ayaa maanta kulan miro dhal ah la qaatay Safiirka Sacuudiga
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFD, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dawladda Qatar.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFD, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dawladda Qatar u fadhiya Soomaaliya
Rehabilitation of Somali National Academy – Ministry of labor and social affairs section Mogadishu, Somalia 11/9/2023
Subject: Rehabilitation of Somali National Academy Office for the MoLSA Mogadishu, Somalia Closing date: 4th October 2023 Social transfers for vulnerable people
Mudaneyaasha golaha shacabka ee BJFS ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka hawlgabka iyo liiltirka shaqaalaha rayidka ah ee dawladda.
Mudaneyaasha golaha shacabka ee BJFS ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka hawlgabka iyo liiltirka shaqaalaha rayidka ah ee dawladda. Mogadishu, 04. 09. 2023: Kalfadhigii
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacada carabta u fadhiya dalka Soomaaliya Amb. Salah Elguneid.
Muqdisho, September,03.2023 Wasiiru dowalaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xil. Yuusuf Maxamed Adan ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay wafdi uu hogaaminaaye Danjiraha
Wasiirka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dr. Maxamed cilmi Ibraahim oo si rasmi ah u daahfurnay mashruuca SEIP Project oo uu maalgelinayo Bangiga Horumarinta Afrika
Waxaan si rasmi ah u daahfurey mashruuca SEIP Project oo uu maalgelinayo Bangiga Horumarinta Afrika, mashruuca oo kor loogu qaadayo tababarrada xirfadaha