Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Baree ayaa maanta khudbad ka jeedin doona daah-furka nidaamyada diiwaanka iyo maareynta ilaalinta bulshada.
Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Maxamed Cilmi ibraahim ayaa ka qeeb galay daah-furka nidaamyada diiwaanka iyo maareynta ilaalinta bulshada.
Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Maxamed Cilmi ayaa maanta khudbad ka jeedin doona daah-furka nidaamyada diiwaanka
Wasiirka wasaarada shaqada ee X.F.S Dr.Maxamed Cilmi Ibrahim ayaa shir gudomiyay kulan ey soo qaban qaabiyeen waaxda Badqabka iyo Caafimadka Goobaha shaqada ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada.
Wasiirka wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Maxamed cilmi ayaa maanta shir gudoomiyay kulan ay soo qaban qaabiyeen
Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa ka qeyb galay daahfurka masharuuca kobcinta maamulka khayraadka dadweynaha ee Soomaaliya oo ka dhacaayay magalada muqdisho.
Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa Maanta magaalada Muqdishu kaga qeyb galay daah-furka
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee X F S, Mudane Yuusuf Xasan Isxaaq ayaa kulan la yeeshay Madaxa Ilaalinta Bulshada ee Hay’adda WFP xasfiiskeeda Soomaaliya, Serene Philop.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Xasan Isxaaq ayaa maanta kulan miro dhal magaalada
Wasiirka wasaarada shaqada iyo Arimaha Bulshada Mudane, Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray tababar heer degmo oo ku saabsan Hagaha Hawlgelinta Baxnaano Operational Manual Training.
Tababarkan waxaa kasoo qeybgaley Gudoomiyayaasha degmooyinka, gudoomiyayaasha arimaha bulshada heer degmo iyo Gobolka Banadir, iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee heer
EOI – Somalia – IVTC Centre Manager — Skills for employability inclusion, and productive SEIP project
The consultancy services will entail the following main activities: Coordinate and supervise the day-to-day activities at the Training Center (TC), and report
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Yussuf Hassan Isaak ayaa heshiis lagalay hay’ada iskaashaga caalamiga ee japan (Japan International cooperation Agency)
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Yussuf Hassan Isaak oo ay weheliyaan Agaasimiyaasha Guud ee Wasaaradaha Qorsheynta iyo Ganacsiga
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka qeybgashay Shirka Caalamiga ah ee Istatistikada Shaqaalaha Adduunka.
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada, Muddane: Yusuf Hassan Isak ayaa magaalada Geneva ee Dalka Switzerland kaga qaybgalay shirka Caalamiga
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS ayaa Kormeer Howleed Ku Tagay Xarunta Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda (GQSHRD)
Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS Mudane Dr Maxamed Cilmi Ibraahim oo arrimo shaqo u tagay xarunta Guddiga ayaa la