Somali »

Guddiga dib u habeynta sharciga shaqaalaha raydka L.11 oo la hawl geliyay

Guddiga dib u habeynta sharciga shaqaalaha raydka L.11 oo la hawl geliyay

Abdirashiid Heydara October 2, 2017 Comments Off

Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo mudo dheer ku hawlaneyd dib u habeynta sharciga shaqaalaha rayidka  ayaa dib u magacaabis ku samaysay gudiga dib u habeynta sharciga shaqaalaha Rayidka ee L11 oo in mudo

Read More »
Wasiirka Shaqada oo guddi u saaray inay ka soo talo bixiyaan  qoraalka siyaasadda Shaqo u Abuurka Soomaaliya.  (National policy employment for Somalia )

Wasiirka Shaqada oo guddi u saaray inay ka soo talo bixiyaan  qoraalka siyaasadda Shaqo u Abuurka Soomaaliya. (National policy employment for Somalia )

Abdirashiid Heydara October 1, 2017 Comments Off

 Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada  Xildhibaan  Saalax Axmed Jaamac ayaa shir guddoomiyay kulanka guddi hore loogu saaray inay ka soo talo bixiyaan  qoraalka siyaasadda Shaqaalaynta qaranka kaasoo looga hadlayay arrimo dhowr ah oo

Read More »
Xoghayaha Joogtada  Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Shir la qaatay masuuliyiin ka socotay  UNDP.

Xoghayaha Joogtada  Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Shir la qaatay masuuliyiin ka socotay  UNDP.

Abdirashiid Heydara September 20, 2017 Comments Off

Shir  looga hadlayay sida ay u wada shaqeeyaan hay’adda UNDP iyo  Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayna ka qeyb galeen mas’uuliin ka tirsan Wasaaradda iyo hay’adda UNDP ayaa maanta lagu qabtay xarunta dhexe ee

Read More »
   Wasiirka wasaarada shaqada oo shir la qaatay qabiirada ku hawlan sharcigs shaqaalaha rayidka L.11

   Wasiirka wasaarada shaqada oo shir la qaatay qabiirada ku hawlan sharcigs shaqaalaha rayidka L.11

Abdirashiid Heydara September 18, 2017 Comments Off

Shir looga arinsanayay dhameys tirka qorista sharciga shaqaalaha rayidka L.11 oo dhexmaray Hay,adda UNDP iyo  mas’uuliyiinta Wasaaradda Shaqa iyo Arrimaha Bulshada ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada. Shirka waxaa

Read More »
Wasaaradda SHaqada iyo Arimaha Bulshada oo dib u bilawday dhameystirka Sharciga shaqaalaha rayidka Dowladda L.11 .   

Wasaaradda SHaqada iyo Arimaha Bulshada oo dib u bilawday dhameystirka Sharciga shaqaalaha rayidka Dowladda L.11 .  

Abdirashiid Heydara September 14, 2017 Comments Off

Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada oo dib u bilawday dhameystirka Sharciga shaqaalaha rayidka Dowladda L.11 .  Shir looga arinsanayey dardar gelinta dhameystirka dib u habeynta lagu waday sharciga shaqaalaha Rayidka ee dowladda Lr.11 ayaa

Read More »
Agaasimaha guud wasaaradda Shaqada oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda Haween iyo xuquuqul insaanka   

Agaasimaha guud wasaaradda Shaqada oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda Haween iyo xuquuqul insaanka  

Abdirashiid Heydara September 6, 2017 Comments Off

Agaasimaha guud wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada  mudane  Maxamed cadde Mukhtaar ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda Haween iyo xuquuqul insaanka  isaga oo la tashi ballaaran kala sameeyay qaabka loo wajahayo

Read More »
Fasaxa Shaqaalaha Ciida Carafo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo shaacisay fasaxa shaqaale-weynaha Soomaaliyeed Ciidda awgeed

Fasaxa Shaqaalaha Ciida Carafo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo shaacisay fasaxa shaqaale-weynaha Soomaaliyeed Ciidda awgeed

Abdirashiid Heydara August 30, 2017 Comments Off

Fasaxa Shaqaalaha Ciida Carafo:- War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Dowladda Sooomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha Dowladda Soomaaliya ay yihiin fasax maalimaha ciidda Carrafo.

Read More »
Shirka todobaadlaha wasaaradda Shaqada oo looga hadlay sida shaqaalaha ay u baran lahaayeen waajibaadka shaqo ee wasaaradda u degsan .

Shirka todobaadlaha wasaaradda Shaqada oo looga hadlay sida shaqaalaha ay u baran lahaayeen waajibaadka shaqo ee wasaaradda u degsan .

Abdirashiid Heydara August 27, 2017 Comments Off

kulankaan ayaa ahaa aqoon iswaydaarsi lagu baranaayay waajibaadka shaqo ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada u hayso qaranka,waxaana ka mid ahaa casharadii lagu baranayey taariikhdii hore ee wasaarada shaqada hiigsiga ay leedahay ,hadafka ka

Read More »
Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Iyo Rugta Ganacsiga oo si Wadajir ah uga hadlay Shaqo siinta dhalinyarada Soomaaliyeed

Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Iyo Rugta Ganacsiga oo si Wadajir ah uga hadlay Shaqo siinta dhalinyarada Soomaaliyeed

Abdirashiid Heydara August 26, 2017 Comments Off

 Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha iyo Arrimaha Bulshadda ee Xukuumadda Soomaaliya waxaa ay Maanta soo bandhigtay Barnaamij Shaqo Siinta loogu sameynayo Dhalinyaradda Soomaaliyeed kaas oo laga fulin doono inta badan Maamul Goboleedyadda iyo sidoo kale

Read More »
Shirka Shaqaale Weyanaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada  oo lagaga hadlay Arimo dhowr  ayaa u Qabsoomay si habsamin ah

Shirka Shaqaale Weyanaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada  oo lagaga hadlay Arimo dhowr  ayaa u Qabsoomay si habsamin ah

Abdirashiid Heydara August 20, 2017 Comments Off

Shirka todobaadlaha ah ee ay isku xog waraystaan Masuuliyinta Wasaarada iyo shaqaalaha ayaa saaka ka qabsoomay hoolka shirarka  wasaaradda shaqada, waxaana ka soo qaybgalay  Xoghayaha Joogtada, Agaasimaha Guud, Agaasimeyaasha waaxyaha  iyo  shaqaaleweynaha. Ugu horeyn

Read More »