WSHAB: 27/01/2021 Agaasimaha cusub ee Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Marwo Safiya Abuukar Maxamuud (Karaani) ayaa saaka xilka
Wasiirka Shaqada Soomaaliya oo dhiggiisa Qatar kala hadlay furitaanka Suuqa Shaqada
Muqdisho,Janaayo,25 2020- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo booqasho rasmi ah oo saddex maalmood
Ra’iisul Wasaare Rooble oo daahfuray Dib u eegista Qaab-dhismeedka Darajooyinka iyo Mushaarka Shaqaalaha Rayidka
Muqdisho, Janaayo ,17 2020- Shirkii u horreeyay oo la xiriira Dib u eegista ,Qiimeynta iyo Dib u habeynta Qaabdhismeedka Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha
Wasiirrada Shaqada, Howlaha Guud iyo Maareeyaha Wakaaladda Hormarinta dhismaha oo kormeeray goobaha uu ka socdo Barnaamijka Is-xilqaan
Muqdisho, Janaayo, 16 2020 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax, Wasiirka Howlaha Guud,dib u dhiska
Wasiir Duraan: Waxaa naga go’an Is-xilqaan inuu gaaro dhammaan xarumaha adeegga Qaran
Muqdisho,Janaayo,13 2020 -Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa caddeeyay inay ka go’antahay sidii loo dar-dargalin
NATIONAL EMPLOYMENT CONFERENCE 2020 YOUTH ECONOMIC EMPOWERMENT
Wasiir Duraan oo Kulan la qaatay Guddoonka guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Dawladda
Arbaco, December, 30. 2020 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta kormeeray xarunta Guddiga
Minister Duran lays foundation stone for Job Creation and Development Center for the youths
Mogadishu, December, 27, 2020 – The Minister of Labor and Social Affairs of the Federal Government of Somalia, HE Duran Ahmed Farah
Wasiir Duraan oo dhagax-dhigay xarunta Hal abuurka Shaqada iyo Horumarinta Dhallinyarada
Muqdisho, Deccember, 27, 2020 -Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta Hal abuurka
SPPECH BY H.E DURAN A. FARAH FOR THE SOMALI PARTNERSHIP FORUM
SPPECH BY H.E DURAN A. FARAH FOR THE SOMALI PARTNERSHIP FORUM TO BE HELD ON 07/12/2020 The Prime Minister, Ministers,