Departments »

MADAXWEYNAHA IYO WASIIRKA SHAQADA OO DHAGAX DHIGAY DIB U DAYACTIRKA XARUNTII WASAARADDA SHAQADA

MADAXWEYNAHA IYO WASIIRKA SHAQADA OO DHAGAX DHIGAY DIB U DAYACTIRKA XARUNTII WASAARADDA SHAQADA

Abdirashiid Heydara October 10, 2015 Comments Off

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ku casuumay  dhagax dhigga dib u dayactirka xaruntii Wasaaradda shaqada Madaxweynaha dowladda Fedaralka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud  in uu  dhagax dhigo xaruntii Wasaaradda shaqada iyo arimaha

Read More »
XAFLADDA FURITAANKA DIB U HABEENTA SHARCIGA 11AAD EE SHAQAALAHA DOWLADDA OO  LAGU QABTAY MUQDISHO

XAFLADDA FURITAANKA DIB U HABEENTA SHARCIGA 11AAD EE SHAQAALAHA DOWLADDA OO  LAGU QABTAY MUQDISHO

Abdirashiid Heydara September 12, 2015 Comments Off

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada  ayaa qabatay Xaflad ujeedkeedu  ahaa sidii wax ka badal loogu sameyn lahaa shirciga Shaqaalaha Rayidka Dowladda, waxaana ka soo qeyb galay Wasiirro, Xildhibaanno, Diblomaasiyiin, mas’uuliyiin kasodcay UNDP, Aqoonyahanno iyo 

Read More »
Maalinta Shaqaalaha Adduunka 1-da May oo Soomaaliya Laga Xusay

Maalinta Shaqaalaha Adduunka 1-da May oo Soomaaliya Laga Xusay

Abdirashiid Heydara May 4, 2015 Comments Off

Munaasabadan oo ay si wadajir ah u soo agaasimeen Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada iyo isutaga Midowga Ururada Shaqaalaha  Soomaaliyeed ayaa lagu soo bandhigay Waxqabadka Shaqaalaha Soomaaliyeed iyo kaalinta ay ka qaataan horumar dalka.

Read More »
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Magacaabay guddiga Qabanqaabada 1da May 2015.

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Magacaabay guddiga Qabanqaabada 1da May 2015.

Abdirashiid Heydara April 19, 2015 Comments Off

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Magacaabay guddiga Qabanqaabada 1da May 2015. 1da May: Xog ku saabsan Maalinta Shaqaalaha Aduunka. Kowda May waxa loo aqoonsan yahay in ay tahay maalin xoogaga shaqaalaha caalamku

Read More »
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kormeer ku tagey xarunta Machadka Daryeelka Naafada iyo Xarunta  Tababarka (TVET Somali).

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kormeer ku tagey xarunta Machadka Daryeelka Naafada iyo Xarunta  Tababarka (TVET Somali).

Abdirashiid Heydara April 7, 2015 Comments Off

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cusmaan Libaax Ibraahim ayaa kormeer ku tegey xarunta Machadka Daryeelka Naafada iyo Xarunta Tababarka  (TVET Somali).   Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada

Read More »
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada  oo u  furay tababar aqoon kororsi ku aadan Shirciga Shaqaalaha,  qaar ka mid ah Shaqaalaha Dowladda “SAWIRRO”

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada  oo u  furay tababar aqoon kororsi ku aadan Shirciga Shaqaalaha,  qaar ka mid ah Shaqaalaha Dowladda “SAWIRRO”

Abdirashiid Heydara March 29, 2015 Comments Off

Wasiirka shaqada iyo Arrimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Ibraahim  Sheekh Muudeey ayaa maanta siminaar lagu baranayo sharciga shaqaalah rayidka ee dowladda u furay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda, kaasi oo lagu

Read More »
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo  Shirkii ugu horeeyay la qaatay mas’uuliyiinta Wasaaradda   

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo  Shirkii ugu horeeyay la qaatay mas’uuliyiinta Wasaaradda  

Abdirashiid Heydara March 1, 2015 Comments Off

Shirkii ka dhacay Xarunta Tababarada Shaqaalaha ee Wasaaradda  Shaqada ee uu ka qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwali Ibraahim Muudey  waxaa soo qaban qaabiyey masuuliyiinta Wasaaradda, waxaana

Read More »
Xil Wareejin Ka Dhacday Xarunta Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada (Sawirro)

Xil Wareejin Ka Dhacday Xarunta Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada (Sawirro)

Abdirashiid Heydara February 17, 2015 Comments Off

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Eng. Luqmaan Ismaaciil Maxamed ayaa xilka ku wareejiyay wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey oo loo soo magacaabay xilkaas.

Read More »
Xafaladda furitaanka Mac-hadka Tababarka ee Wasaaradda        shaqada iyo Arrimaha bulshada.

Xafaladda furitaanka Mac-hadka Tababarka ee Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada.

Abdirashiid Heydara December 24, 2014 Comments Off

    Waaxda Tababarada ee Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada ayaa maanta soo bandhigtay xarun tababar iyo Xafiisyadii ay waaxdu ku howl geli laheyd, Xaruntaan waxaa lagu taba bari doonaa dhammaan Shawaalaha dowladda iyo

Read More »
Xuska Maalinta Naafada Aduunka oo ku beegan 3dec 2014 ayaa lagu qabtay Soomaliya.

Xuska Maalinta Naafada Aduunka oo ku beegan 3dec 2014 ayaa lagu qabtay Soomaliya.

Abdirashiid Heydara December 9, 2014 Comments Off

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta lagu xusay maalinta Naafada Aduunka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Daladda Naafada Qaranka Soomaaliyeed, waxaa kala qayb galay munaasabada Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada

Read More »