Departments »

Warbixin Tababarkii administarationka IOM

Warbixin Tababarkii administarationka IOM

Abdirashiid Heydara September 19, 2017 Comments Off

Ku: Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda  Og: Wasiir ku xugeenka Wasaaradda  Og: Wasiirka Wasaaradda    Ujeedo: Warbixin Tababarkii administarationka IOM Fadlan Riix links  Warbixin Tababarkii administarationka IOM  Mudane! Waxaan halkaan kuugu soo gudbinayaa tababar dhawaan loo soo

Read More »
Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada  oo shir ka yeeshay  qorshaha 100 maalmood.

Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada  oo shir ka yeeshay  qorshaha 100 maalmood.

Abdirashiid Heydara May 16, 2017 Comments Off

Agaasimaha Qorsheenta ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Salaad Huseen Cabdulle, ayaa maanta furay kulan ay isugu yimaadeen Agaasimayaasha Waaxyaha ee  Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada  kaas oo soconayay  mudo hal maalin ah,

Read More »
Waxqabadka Waaxda Tababarada Wasaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya

Waxqabadka Waaxda Tababarada Wasaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya

Abdirashiid Heydara April 24, 2017 Comments Off

  Fadlan Riix Links warbixinta Halkaan ka bogo Waxqabadka Waaxda Tababarada ee Wasaradda     Mudane Ismaaciil Macalin Cabdulaahi Agaasimaha Tababarada iyo Hormarinta Shaqaalaha Address:  +252-615980991 / Email: ismasuul12@gmail.com  

Read More »
Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa tababar u furtay Shaqaalaha Hay’adaha Dowladda ee Magaalada Muqdisho

Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa tababar u furtay Shaqaalaha Hay’adaha Dowladda ee Magaalada Muqdisho

Abdirashiid Heydara April 17, 2017 Comments Off

Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa tababar u furtay Shaqaalaha Hay’adaha Dowladda ee Magaalada Muqdisho  Tababarkani maanta ka furmay xarrunta Jaamacadda Ummadda ee KM4 ayaa waxaa loo qabtay ku dhawaad 100 shaqaale oo ka

Read More »
MINISTRY OF LABOR  AND  SOCIAL AFFAIRS   TRAINING REPORTS OF 2016

MINISTRY OF LABOR AND SOCIAL AFFAIRS TRAINING REPORTS OF 2016

Abdirashiid Heydara January 18, 2017 Comments Off

MINISTRY OF LABOR  AND  SOCIAL AFFAIRS   TRAINING REPORTS OF 2016 INTRODUCTION  MINISTRY OF EMPLOYMENT AND SOCIAL AFFAIRS  Staff Training and Retaining Department Office  Training Department Office always works to fulfill the obligations of

Read More »
Shir labo geesood ah oo ay yesheen quburo kasocotay Bangiga Aduunka iyo Wasaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo lagu qabtay Muqdisho 

Shir labo geesood ah oo ay yesheen quburo kasocotay Bangiga Aduunka iyo Wasaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo lagu qabtay Muqdisho 

Abdirashiid Heydara October 2, 2016 Comments Off

Kulanka uu ujeedkiisa ahaa in laga dhagesto quburada kasocotay Bangiga Aduunka mashaariicyo iyo siyaasado lagu hormarinaayo Wasaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa lagu qabtay xarunta wasaaradda. Quburada waxay sheegeen in  wasaaradda u sameynayaan siyaasada iyo

Read More »
Tababar ay soo qabanqaabiyeen guddiga shaqaalaha Rayidka oo loo qabanayey shaqaalo cusub ayaa ka furmay xarunta jamaacada ummadda Soomaliyeed.

Tababar ay soo qabanqaabiyeen guddiga shaqaalaha Rayidka oo loo qabanayey shaqaalo cusub ayaa ka furmay xarunta jamaacada ummadda Soomaliyeed.

Abdirashiid Heydara August 2, 2016 Comments Off

Tababarka loo furay shaqaalaha cusub ee dhiiro gelinta(capacity injection machine) wasaaradaha ayaa lagu tababaraayey shaqaalo cusub oo ku guuleestay imtixaanaad iyo tartan ay kaga soo guuleesteen dhowr aqoonyahano Soomaliyeed kuwaaso soo dhameestay 3 bil

Read More »
WASAARADDA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHADA OO 40 SHAQAALEHEEDA AH U FURTAY TABABAR SARE LOOGU QAADAYEY XIRFADDA  SHAQADA IYO  SHAQAALAHA   

WASAARADDA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHADA OO 40 SHAQAALEHEEDA AH U FURTAY TABABAR SARE LOOGU QAADAYEY XIRFADDA  SHAQADA IYO  SHAQAALAHA  

Abdirashiid Heydara July 11, 2016 Comments Off

Tababar  ay  soo  qaban qaabiyeen wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada  iyo Hay’ada CESEPSO  ayaa ka furmay xarunta wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada  tababarkaani oo ujeedkiisu ahaa sare u qaadidda xirfada shaqo iyo tayeynta aqoonta

Read More »
New Permanent Secretary welcomed the Ministry of Labour and Social Affairs   

New Permanent Secretary welcomed the Ministry of Labour and Social Affairs  

Abdirashiid Heydara May 28, 2016 Comments Off

Meeting to reception new Secretary of the Ministry of labor and social affairs was held at the headquarters of the Ministry.  Permanent Secretary of the Ministry of Labour and Social Affairs has been appointed

Read More »
Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kormeeray dhismaha  African Villag ee Magaalada Muqdisho.   

Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kormeeray dhismaha  African Villag ee Magaalada Muqdisho.  

Abdirashiid Heydara October 17, 2015 Comments Off

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Kormeerka uu maanta ku tagay African Village ayaa ahaa mid horay loo qorsheeyay ka dib markii uu kulamo gaar ah  la qaatay, guddi ay iska soo

Read More »