All posts by Abdirashiid Heydara »

Agaasimaha Waaxda Shaqda iyo Horumarinta Shaqaalaha oo maanta shir kula qaatay Shaqaalaha Xarunta Dhexe ee Wasaaradda.

Agaasimaha Waaxda Shaqda iyo Horumarinta Shaqaalaha oo maanta shir kula qaatay Shaqaalaha Xarunta Dhexe ee Wasaaradda.

Abdirashiid Heydara August 17, 2014 Comments Off

Agaasime  waaxda Shaqada iyo  Horumarinta Shaqaalah  Mudane  Cabdirisaaq Macalin Cilmi waxa uu kala hadlay shaqaalaha sadax qodob oo  kala ah 1 dib u habeenta iyo Tayeenta Qeybta Arkiifiyada  waax shaqada lagu sameeyo 2 Ilaalinta

Read More »
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada oo tababar u soo xirtay dhalinyaro “DAAWO”

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada oo tababar u soo xirtay dhalinyaro “DAAWO”

Abdirashiid Heydara August 10, 2014 Comments Off

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta tababar u soo xirtay dhalinyaro Soomaaliyeed oo baranayay horumarinta bulshada si ay shacabka ugu adeegaan iskaa wax u qabso, laguna qabtay Muqdisho. Tababarkan oo

Read More »
Shir looga hadlaayay  Khariirada  Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Shir looga hadlaayay  Khariirada  Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Abdirashiid Heydara August 4, 2014 Comments Off

Magaalada Muqdisho Waxaa kafurmay Shir looga hadlaayay Khariirada Xuquul Insaanka Soomaaliya oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul iyo UNSOM  waxaana ka soo qeyb galay 11 Wasaaradood oo ah Wasaaradaha  u qaabilsan

Read More »
ILO, Somalia sign agreement to promote decent work

ILO, Somalia sign agreement to promote decent work

Abdirashiid Heydara July 24, 2014 Comments Off

Dr Abdiweli Sheikh Ahmed Mohamed, Prime Minister of the Federal Republic of Somalia and Mr. Aeneas Chapinga Chuma, ILO Regional Director for AfricaGENEVA ‒ The Federal Government of Somalia (FGS), the social partners of

Read More »

Sharciga Shaqaalaha Dowladda ee 1980 Sharci  L. 5

Abdirashiid Heydara July 24, 2014 Comments Off

KOOBINTA QAYBTA KOOWAAD SHARCI                SHARCI  L.  5 ee 2dii febraayo  1980, Sharciga Shaqaalaha Dowladda QAYBTA LSBSSD XEERKA W.  M.                                     QAYBTA SEDDEXAAD SAXID QALAD                                   ( EEG Bogga

Read More »
WAXQABADKA GUDDIGA QARANKA SHAQAALAHA RAYIDKA EE DOWLADDA     

WAXQABADKA GUDDIGA QARANKA SHAQAALAHA RAYIDKA EE DOWLADDA     

Abdirashiid Heydara July 19, 2014 Comments Off

Mudadii uu Guddigu jiray wuxuu u qoray hay’adaha dowladda shaqaalo gaaraya 3283 shaqaale rayid ah, oo 815 dheddig yihiin, tirakoobkaasi kuma jiraan Shaqaalaha Bankiga Dhexe, Dekedda Muqdisho, Gobolka Banaadir, Macalimiinta Dugsiyada iyo Howl-wadeenada Caafimaadka.

Read More »
Somalia ratifies three fundamental ILO Conventions

Somalia ratifies three fundamental ILO Conventions

Abdirashiid Heydara July 19, 2014 Comments Off

Somalia ratifies the Freedom of Association and Protection of the Right to Organise Convention, 1948 (No. 87), the Right to Organise and Collective Bargaining Convention, 1949 (No. 98) and the Worst Forms of Child

Read More »
STORES CLERK – (OPEN TO SOMALI NATIONALS ONLY)

STORES CLERK – (OPEN TO SOMALI NATIONALS ONLY)

Abdirashiid Heydara July 19, 2014 Comments Off

STORES CLERK – (OPEN TO SOMALI NATIONALS ONLY)   Location : Mogadishu, SOMALIA   Application Deadline : 31-Jul-14   Type of Contract : Service Contract   Post Level : SC-3   Languages Required :

Read More »
Kulan looga hadlaayay tayeeynta Shaqaalaha Dowalada oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

Kulan looga hadlaayay tayeeynta Shaqaalaha Dowalada oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

Abdirashiid Heydara July 19, 2014 Comments Off

Kulan looga hadlaayay tayeeynta Shaqaalaha Dowalada oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho  ( Civil service reform and Capacity Development ). Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiiraka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane

Read More »