All posts by Abdirashiid Heydara »

Wasiirka Shaqada iyo Arr. Bulshada oo daah furayey Kulanka wadatashiga siyaasadda Qaran ee tababarada shaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed

Wasiirka Shaqada iyo Arr. Bulshada oo daah furayey Kulanka wadatashiga siyaasadda Qaran ee tababarada shaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed

Abdirashiid Heydara December 6, 2017 Comments Off

Kulankan, ayaa ahaa wajigii koowaad ee lagu daahfuray Wadatashiga Siyaasadda Tabaradda Qaranka, kaasi oo muddo aad u fog ay ugu dambeysay in la isku howlo ama laga wada hadlo. Madasha kulankan ayaa la dhigay

Read More »
Maalinta Naafada Aduunka 3 Dec. 2017 Oo Muqdisho Laga Xusay

Maalinta Naafada Aduunka 3 Dec. 2017 Oo Muqdisho Laga Xusay

Abdirashiid Heydara December 3, 2017 Comments Off

Sadexda december oo ah Maalinta Caalamiga ee Naafadada Aduunka ayaa munaasabad lagu xusayey oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaa kasoo qeyb galay Masuuliyiinta Wasaaradaha Haweenka,Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Warfaafinta iyo Dastuurka, waxaana

Read More »
Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada ee XFS  Saalax Axmed Jaamac oo si rasmi ah u furay  Shirka sanadlaha  ee madasha Maamulka guud ee Hay’addaha dowladda.

Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada ee XFS  Saalax Axmed Jaamac oo si rasmi ah u furay  Shirka sanadlaha  ee madasha Maamulka guud ee Hay’addaha dowladda.

Abdirashiid Heydara December 3, 2017 Comments Off

Magaalada Muqdisho Waxaa  si rasmi ah kaga furmay Shirka sanadlaha ah ee madasha Maamulka guud ee Hay’addaha dowladda. Inta uu socdo shirka waxaa loogu hadli doonaa arrimo ku saabsan tayaynta shaqaalaha iyo Hay’addaha dowladda

Read More »
Wafdi uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada oo safar shaqo u joogay Puntland ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho+Sawiro

Wafdi uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada oo safar shaqo u joogay Puntland ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho+Sawiro

Abdirashiid Heydara November 30, 2017 Comments Off

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay wafdi uu Hogaaminaayay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac oo    howlo shaqo ku saabsaneyd Shirka dib u Eegista iyo ka wadatashiga Sharciga 

Read More »
A delegation led by the Minister of Labor and Social Affairs of the Federal Republic of Somalia, Hon. Salah Ahmed Jama visits Garowe

A delegation led by the Minister of Labor and Social Affairs of the Federal Republic of Somalia, Hon. Salah Ahmed Jama visits Garowe

Abdirashiid Heydara November 29, 2017 Comments Off

A delegation led by the Minister of Labor and Social Affairs of the Federal Republic of Somalia, Hon. Salah Ahmed Jama visits Garowe A high delegation led by the Minister of Labor and Social

Read More »
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo Garowe ka furay Shirka dib u Eegista iyo  wadatashiga Sharciga  Shaqaalaha  Rayidka ee L11. ee XFS.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo Garowe ka furay Shirka dib u Eegista iyo wadatashiga Sharciga Shaqaalaha Rayidka ee L11. ee XFS.

Abdirashiid Heydara November 29, 2017 Comments Off

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo Garowe ka furay Shirka dib u Eegista iyo  wadatashiga Sharciga  Shaqaalaha  Rayidka ee L11. ee XFS. Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulahi Xaaji Cumar Camey ayaa 

Read More »
WASIIRKA SHAQADA IYO ARRIMAHA  BULSHADA FEDERAALKA OO SI WEYN LOOGU SOO DHAWEEYAY PUNTLAND MAGAALADDA GAROWE   

WASIIRKA SHAQADA IYO ARRIMAHA  BULSHADA FEDERAALKA OO SI WEYN LOOGU SOO DHAWEEYAY PUNTLAND MAGAALADDA GAROWE  

Abdirashiid Heydara November 28, 2017 Comments Off

Wafdi balaaran uu hogaaminayo Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumada Federaalaka Soomaaliya  Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac  ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ka dib safar shaqo labo maalmood

Read More »
Agaasimaha waaxda arrimaha bulshada ee wasaaradda shaqada  oo ka qeyb galay shir (save children) ku qabatay  Muqdisho.   

Agaasimaha waaxda arrimaha bulshada ee wasaaradda shaqada  oo ka qeyb galay shir (save children) ku qabatay  Muqdisho.  

Abdirashiid Heydara November 23, 2017 Comments Off

Agaasimaha waaxda arrimaha bulshada ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada mudane Cabdulaahi Aadan Cabdi ayaa maanta usoo gabgabeeyey shir aqoon is weydaarsi laba maalmood uga soco nayay aqoonyahano  (Hotel Paradise) ee magaaladda Muqdisho. Shirka

Read More »
Department director of Social of The Ministry of labor and Social Affairs attended an Advocacy meeting with Save the Children in Mogadishu.

Department director of Social of The Ministry of labor and Social Affairs attended an Advocacy meeting with Save the Children in Mogadishu.

Abdirashiid Heydara November 23, 2017 Comments Off

Department director of Social of The Ministry of labor and Social Affairs Mr. Abdullahi Adan Abdi has today concluded a two-day Advocacy meeting held a Hotel Paradise in Mogadishu. The Advocacy meeting was organized

Read More »